Wasiirka arrimaha Dibeda ee Somalia oo la kulmay Dr. Ahmed El-Tayeb (Daawo Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay Magaalada Qaahira Imaamka weyn, Dr. Ahmed El-Tayeb oo ah Sheekha Azharka Shariifka. Kulanka ayaa looga hadlay dhowr aragti oo la xiriirta xiriirka Soomaalida iyo Azharka Shariifka, si gaar ah waxaa loo eegay dib u howlgelinta Ergada Azhar iyo howlaheeda waxbarasho ee Soomaaliya … Continue reading Wasiirka arrimaha Dibeda ee Somalia oo la kulmay Dr. Ahmed El-Tayeb (Daawo Sawirro)